Wabiga shabeelle oo saameyn xoogan u geystay qoysas ku nool tuulooyinka hoos yimaada Jowhar

0
95

Baladweyne(Radio Beerlula)-Qoysaskan oo ku nool tuuloyinka hoos yimaado magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa saameyn kala kulmay fatahaadda wabiga shababeelle.

Fatahaadda ayaa jartay beerihii ay beerteen bulshada iyadoo ay ka dhasheen cuduro kala duwan oo u baahan in wax laga qabto

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaney.