Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Ifraax Foundaation ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay barnaamij wacyigelin ah oo kusaabsan ka hortaga gudniinka Hablaha
Barnaamijkan wacyi galinta ah ayaa loo qabtay ardayda wax kabarta iskuulka Kaamil ee magaalada muqdisho iyaga oo laga wacyigalinayey qataraha kadhalan kara gudniinka Hablaha
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


