Wadada Cabdullaahi Ciise Maxamuud degmada Hodan oo xarig jaray.

0
56

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray waddo cusub oo laami ah taasi oo isku xireysa Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Isgoyska Tarabuunka ee Degmada Hodan.

Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale, Guddoomiyaha Degmada Hodan Mudane Cali Fahle, Agaasimeyaal iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada Degmada Hodan.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xussen

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here