Wadada isku xirta Boorama iyo jaamacadda Camuud oo la saaray laami.

0
155

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dawlada hoose ee degmada Boorame ayaa daamur saartay waddada isku xireysa Boorame iyo jaamacada Camuud.

wadadan ayaa marin muhiim u ah halka ay kutaalo jaamacada Camuud iyo xaafadaha ka agdhow.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here