Wadada isku xirta Boosaaso iyo Dhaadaar ee gobolka Bari oo la dhagax dhigay.

0
107

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire, ayaa maanta dhagax dhigay wadada Calmiskaad oo isku xiri doonta magaalooyinka Boosaaso iyo Dhaadaar ee Gobolka Bari,

Munaasabadda dhagax dhigan waxaa ka qeybgalay Goleyaasha Puntland, Isimada Dhaqanka , Maamulka Gobolka Bari, kan degmada Boosaaso iyo taliska Booliska Gobolka Bari.

waxa soo jeedinaya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here