Wadada laamiga ee Baladweyne oo la xiray si loo dayactiro

0
97

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudiga gaadiidleyda Baladweyne oo kaashanaya maamulka Hirshabelle ayaa xeray wadada laamiga ah ee dhaxmarta magaalada si dayactir loogu sameeyo.

Wadada qeyba kamid ah ayaa lagu daadiyay caro iyadoo qorshuhu yahay In la buuxiyo meelaha godka ah ee ku yaalla laamiga maadama ay saameysay fatahaadda webiga wabiga shabelle.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin