Baladweyne ( Radio Beerlula)-Dowladda Hoose ee Degmada Qardho ayaa dayactir iyo dib u habayn ku bilowday wadada weyn ee dhex mara bartamaha magaalada taasi oo aay dhib kuqabeen maristeeda gadiidka iyo bulshada
waxa kaqeyb galay dib u dayactirka lagu sameynayo wadadan gudoomiye kuxigeenka degmada Qardho iyo agaasimaha waaxda howlaha guud ee degamada Qardho
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


