Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wadada isku xirta Boosaaso iyo kalabayr ee maamulka Puntland ayaa laga bilaabay Dayactir iyo balaarinta lagu sameeynayo wadadaasi.
Dayactirkaan lagu sameeynayo wadadaan ayaa waxa iska kaashanaya Gudoomiyaha Boosaaso, gaadiidleeyda Puntland iyo dadka deegaanka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.