Wadamada ku bahoobay Naadiga Paris Club oo Soomaaliya ka cafiyay $1.2 Bilyan oo ay ku lahaayeen.

0
78

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalda Paris ee Dalka Faransiska ayaa lagu qabta shir lagu saxiixay heshiis Soomaaliya loogu cafiyay Deen gaarayso $1.2 Bilyan oo ay ku lahaayeen Wadamada ku bahoobay Naadiga Paris Club.

Shirka ayaa wax ka qayb galay Wasiirka Wasaaradda maaliyada XFS mudan Biixi iiman cige iyo wafti uu hogaaminaayo.

Warbixintan waxaa sooo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.