Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Gobalka Daawa ee Dowlad Degaanka Soomalida Itoobiya Abshir Xassan Abshiro ayaa dhagax dhigay dhismaha wada jaay ah oo dhirikeedu yahay sodan iyo sadax kiilo mitir islamarkana hirgelinaayo Degmada Mubaarak.
Munaasabadda dhagax dhiga wadadaan ayaa waxaa goob joog ahaa maamulka Gobalka Daawo,kan Degmada Mubaarak iyo qaar kamid ah Bulshada Degmadaasi.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq