Waddo 800 mitir ah oo laga hergeliyay Kismaayo

0
66

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland iyo gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland ayaa si wadajir ah xariga uga jaray waddo 800 Mitir ah taasi oo laga hirgelisay Suuq yaraha magaalada Kismaayo.

Wadan ayaa isku xerta qeybaha shidaalka iyo dharka Suuq yaraha magaaladaasi waxaana ay qeyb ka qaada doonta bilicda Kismaayo

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim