Waddo cusub oo laga hergeliyay degmada Boosaaso

0
106

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Bosaaso Xasan Cabdala Xasan ayaa Xariga kajaray wado cusub oo isku xiraysa laamiga weyn iyo kan dugsiga sare ee Najax xaafada baalade ee magaalada Boosaaso.

Xarig jarka wadadaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa maamulka Degmada Boosaaso mas’uuliyiin katirsan shirkada Abaal iyo qaar kamid ah bulshada xaafada baalade ee magaalada Boosaaso.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.