Waddo Interlock ah oo laga dhagax dhigay degmada Kaaraan.

0
29

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiye ku Xigeenka Amniga iyo siyaasadda maamulka Gobalka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye Yabooh ayaa dhagax dhigay wada Interlock ah oo laga hirgelinaayo Degmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir.

Munaasabadda dhagax dhiga ayaa waxaa goob joog ahaa masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka Banaadir,kan Degmada karaan iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool Degmadaasi.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here