Waddo Interlock ah oo laga hirgeliyay degmada Kaaraan oo xariga laga jaray.

0
59

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa  xarig jaray  Waddo interlock ah oo laga hirgeliyay  Degmadda Kaaraan ee gobolka Banaadir.

Munaasabadda xarig-jarka waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimeyaal ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, Ganacsato, Odayaasha Degmada iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada Degmada Kaaraan.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here