Waddo Interlock ah oo laga hirgeliyay Muqdisho oo xariga laga jaray

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha degmada Kaaraan ayaa xarigga ka jaray waddo Interlock ah oo laga hirgeliyay waaxda Jabuuti ee degmadaas taasi oo dhowaan la hirgaliyay

Wadadan oo muhiim u ah isku socodka dadka iyo gadiidka ayaa waxaa si isku tashi bulasho ah u dhisay bulashada degmada oo garab ka helay maamulka gobolka Banaadir

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here