Waddo Interlock ah oo laga hirgeliyey degmada Karaan oo xariga laga jaray.

0
201

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Guddoomiyaha degmada Kaaraan ayaa  xarigga ka jaray waddo Interlock ah oo laga hirgeliyey waaxda Nageyle ee magaalada Muqdisho

Wadooyinka oo muhiim u ah isku socodka dadka iyo gadiidka ayaa waxaa si isku tashi bulasho ah u dhisay bulashada degmada oo garab ka helay maamulka gobolka Banaadir.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here