Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye Ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa xariga ka jaray waddo interlock oo laga hirgeliyay Waaxda Wajeer ee Degmada Kaaraan.
Munaasabada ayaa waxaa ka qayb galay maamulka degmada Kaaraan masuuliyiin ka socday maamulka gobalka Banaadir Dhalinyaro iyo bulshada qaybaheed kale duwan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.