Waddo laami ah oo laga dhagax dhigay Muqdisho

0
113

Baladwayne (Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay waddo laami ah oo laga hirgelinaayo Degmada Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho.

Munaasabadda dhagaxdhiga waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Daarusalaam Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Maxamuud, iyo marti sharaf kale duwan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.