Waddo laga hirgeliyay Muqdisho oo xariga laga jaray

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Degmada Kaaraan, Faarax Caadaani, ayaa xarigga ka jaray waddo muhiim ah oo laga hirgeliyay Waaxda Wajeer ee degmadaas, taas oo si weyn u fududeyn doonta isu-socodka bulshada.

Munaasabadda xarig-jarka ayaa waxaa kasoo qeybgalay odayaal, waxgarad, haween iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here