Waddo isku xerta Boosaaso iyo deegaanka Biyo Kulule oo la dhagax dhigay.

0
205

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa laga dhagax dhigay dhismaha wadada isku xiridoonto Boosaaso iyo deegaan dalxiiseedka Biyo Kulule.

Munaasabada dhagaxdhiga waxaa kusugnaa qaar kamid ah Xildhibaanada golaha deegaanka ,Ganacsato iyo boqolaal shacabka Boosaaso ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here