Waddo muhiim ah oo laga dhagax dhigay degmada Dharkeenley

0
120

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha Degmada Dharkeynley Mudane Yusuf iyo Agaasimaha Guud Ee Howlaha Guud Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Abdirashiid Ibrahim ayaa si wadda jir ah uu dhagax dhiga dhismo Wadada Isku Xirta Tabakaayo Madoow ilaa macalin Nuur waddada degmada dharkileey ee gobalka banaadir taas oo loogu tala-galay in ay Caruurta iyo Ardeyda kaga bad-baadaan halista gawaarida istecmaasha wadadaasi.

Dhismaha wadadaan waxaa si isku tashi ah kudhisaayo shacabka dagmada dharkiileey iyo maamulka gobalka banaadir.

Warbixintan waxa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud