Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Amniga iyo Siyaasada gobalka Banaadir ayaa dhagax dhigay wado lagu soo kordhiyay degmada kaaraan.
Wadadan ayaa ah mid interlock ah waxaana laga dhisyaa waaxda wajeer ee Degamada Kaaraan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


