Wado Cusub Oo laga dhagax dhigay degmada Dayniile ee Gobal Banaadir.

0
242

Baladweyne (Radio Beerlula)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay Waddo dhexmarta Degmada Dayniile gaar ahaan waaxda Oodweyne oo ay dhismaheeda iska kaa shanayaan Bulshada deegaanka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

waxa goob joog ka ahaa dhagax dhiga Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), Guddoomiyaha Degmada Dayniile Cabdi Shakuur Abuukar Rooble iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.