Wado cusub oo laga dhagax dhigay degmada Kaaraan.

0
191

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa  dhagax dhigay Waddo Interlock ah oo laga hirgeliyay Waaxda Wajeer ee Degmada Kaaraan.

Munaasabadda dhagax dhigan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka degmada kaaraan, Ganacsato, Odayaasha Degmada iyo qeybaha ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here