Wado cusub oo laga dhagax dhigay Magaalada Hargeysa.

0
88

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dawlada hoose ee Hargeysa ayaa xaafada Axmed macalin Haaruun gaar ahaan waddada hormarta saldhiga xaafada ka dhagax-dhigtay dhismaha wado cusub oo laami ah taas oo lagga hirgelinaayo xaafada

Madasha dhiga ayaa waxa goob joog ahaa mas’uuliyiinta dowlada hoose ee Hargeysa gudoomiyaha xaafada Axmed Macalin Haaruun iyo mas’uuliyiin kale

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.