Wado inter lock ah oo laga dhagax dhigay degmada Dharkeenleey ee gobalka Banaadir.

0
136

Baladweyne (Radio Beerlula)- Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimacaale ayaa dhagax dhigay dhismaha wadda Interlock ah oo dhax marta degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir

Madasha dhagax dhiga ayaa waxa goob-joog ahaa mas’uuliyiin katirsan maamulka gobolka Banaadir gudoomiyaha degmada Dharkeenley iyo bulshada qeybaheeda kala duwan

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.