Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiye ku-Xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka Gobalka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye Yabooh ayaa dhagax dhigay dhismaha wado Interlock ah oo laga hirgelinaayo Degmada Deyniile ee Gobalka Banaadir.
Munaasabadda dhagax dhiga wadadaan ayaa waxaa Gudoomiye ku-Xigeenka ku wehlinayey maamulka Degmada Deyniile iyo qaar kamid ah odayaasha Dhaqanka Degmadasi.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.