Wado Interlock ah oo laga dhagax dhigay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.

0
111

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha degmada karaan Gobolka Banaadir Maxamad Cabdullahi Socodaal ayaa dhagax dhigay wado laami oo interlock ah tasoo laga hirgalin doono degmada karaan

Munaasibadan dhagax dhiga Ah ayaa Waxa Kasoo Qeyb Galay Agaasimayasha Gobolka Banaadir maamulka degmooyinka waabari iyo xamar jajab iyo boqolaal dadweeyne ah.

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here