Wado interlock ah oo laga hirgeliyay magaalada Boosaaso oo xariga laga jaray.

0
28

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Gudoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Puntland oo ay weheliyo duqa degmada Boosaaso ayaa xariga ka jaray laamiga aargada gaaca ilaa Towfiiq oo la dhigay inter log.

Dhaqalaha wadada ayaa inta badan waxaa bixiyay dowlada hoose ee dagmada Boosaaso oo kaashanayso shacbabka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here