Wado interlock oo laga dhagax dhigay Degmada Hodan ee gobalka Banaadir.

0
69

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Hodan ee Gobalka Banaadir Cali Fahle ayaa dhagax dhigay dhismaha wada interlock ah oo laga hirgelinaayo Degmadaasi.

Dhagax dhiga Dhismaha wadadaan oo isku xerto jidka sodanka iyo jidka wadnaha ee magaalada Muqdisho ayaa Waxaa goob joog ahaa masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka Banaadir iyo qaar kamid ah Bulshada degmada Hodan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.