Wado Laami ah oo laga hirgeliyay magaalada Boosaaso oo xariga laga Jaray

0
45

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boosaso ee xarunta maamulka Barri ayaa laga hirgeliyay wado cusub oo laami ah taasoo xariga laga jaray

munaasabada xarigjarka wadadan ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka gobolka Bari kan degmada Boosaaso iyo boqolaal shacab ree Boosaaso ah.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan