Wado laami ah oo laga hirgeliyay magalada Qardho.

0
87

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Qardho ee maamulka Puntland cabdi saciid qaal ayaa xariga ka jaray wado laami ah oo laga hirgeliyey magaalada Qardho ee Gobalka karkaar taasi oo lagu dhisay isku tashi bulshada iyo maamulka ah.

Munaasabadda xarig jarka wadadaan ayaa waxaa goob joog ahaa Maamulka Magalada Qardho,xubno ka socday Golaha deegaanka Degmada iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool degmadaasi.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here