Baladweyne (Radio Beerlula)- Degaanka Baq-Baq oo Gobalka Nugaal ayaa laga hirgiliyay wado laami ah oo lagu dhisay isku tashi bulshada iyo maamulka Degaanka islamarkana ah boqol mitir iyadoona maanta xariga laga jaray.
Munaasabadda xariga looga jarayay wadadaan ayaa waxaa ka qeyb-galay maamulka Degaanka Baq-Baq,masuuliyiin ka tirsan dowadda hoose degmada Dangoroyo iyo qaar kamid ah Bulshada degaankaasi.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.
Audio Player