Wado laami Oo laga dhagax dhigay Degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo.

0
126

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo ayaa laga dhagax dhigay dhismaha wado laami ah oo cabirkeedu yahay 5-KM.

Dhismaha wadadaan laamiga ah ayaa waxaa iska kaashanaya mashruuca kasoo kabashada xaradaha soomaaliya oo ay qeybyihiin wasaarada maaliyada soomaaliya, wasaarada qorsheynta soomaaliya iyo Bankiga aduunka waxaana fulinaya dhismaha kambaniga ALad Invesment oo ka shaqeya dhismaha wadooyinka casriga ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad.