Wado laga hirgeliyay magaalada Kismaayo oo xariga laga jaray.

0
132

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Dagmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada ayaa xariga ka jaray wadada waaxda Hordeed ee Xaafada farjano oo lagu dhisay si iskutashi ah oo aay iska kaashadeen dhismaheeda ganacsatada iyo bulshada xaafada

Munaasabadda xarig-jarka ayaa waxaa ka qayb galay maamulka degmada kismaayo Ganacsato iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here