Wado muhiim ah oo laga dhagax dhigay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.

0
90

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Kaxda cabdullahi shiikh Cabdiraxmaan ayaa dhagax dhigay dhismaha wada jaay ah oo laga hirgelinaayo xaafada Arbacow ee degmadaas.

Munaasabadda dhagax dhiga ayaa Gudoomiyaha waxaa ku wehlinayey Xubno ka tirsan maamulka Degmada iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool xaafadda Arbacow ee Degmada Kaxda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.