Wado Muhiim ah oo laga dhagax dhigay Gaalkacyo.

0
166

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Maxamed Faarax Maxamud ayaa dhagax dhigay wado muhiim u ah magaalada Gaalkacyo.

Munasabada dhagaxdhiga waxaa goobjoog ahaa Wasiiro,Xildhibaano, taliye kuxigeenka Boiliska, Maamulka gobolka, Maamulka Degmada iyo guddiga Horumarinta degmada galkacyo .

Warkan waxaa inoo haya  Cumar Yuusuf Aadan 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here