Wado muhiim ah oo laga Hirgeliyay galbeedka Boosaaso

0
100

Baladweyne (Radio Beerlula)- Shirkada Mandeeq Group ayaa soo gaba-gabaysay Dhismaha Laamiga Jidka Sodonka ee Galbeedka Magaalada Bosaaso ee Gobalka Bari

Dhismaha Wadadaan ayaa waxaa dhismaheed iska kaashaday shirkada maandeeq Group iyo Dowalad gobaleedka Puntiland.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.