Wado si casri ah loo dhisay oo laga hirgiliyay magaalada Hargeysa.

0
14

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wadadan oo isku xiri doonta suuqa hoose iyo xaafada Sheikh Nuur ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa dhirirkeedu yahay 2KM waxaana wadadan hirgiliyay dowalada hoose ee magaalada Hargeysa oo gacan ka haleysa shacabka magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aaden.