Wadooyin interlock ah oo laga dhagax dhigay degmada Dharkeenleey.

0
117

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada dharkenleey oo kaashanaya shacbka degmada ayaa dhagax dhigay wadooyinkii ugu badnaa oo Interlock laga dhigayo.

Wadooyinkan ayaa waxaa laga dhagaxdhigay laanta madiinta ee dagmada dharkeenley iyadoo shacabka ay dhibato badan ku qabeen.

waxa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here