Wadooyin iyo Buundooyin casri ah oo dhawaan laga hergelinayo Baladweyne

0
176

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dowaladda hoose ee Magaalada Baladweyne oo kaashaneyso bangiga aduunka ayaa wado qorashe magaalada looga hirgalinayo mashariic hormarineed

Mashaariicadan laga hirgalinayo Magaalada Baladweyne ayaa waxaa ka mid ah dhismaha sadax laami oo ugu horeeyo laamiga dheer  ee isku xiro buurta janda ilaa xarunta mamulka ee lama galaay dhismaha bundooyin muhiim u ah Magaalada iyo kuwo kale oo badan

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here