Wafdi ka socda maamulka Hirshabeelle oo Baladweyne u jooga dhameystirka xubnaha ka dhiman baarlmanka Hirshabeelle

0
394

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamanka Hirshabeelle Canab Axmed Ciise oo ku sugan  magaalada Baladweyne ayaa sheegtay in hadafka ay u yimadeen ay tahay sidii loo dhameystiri lahaa 18 xubnood oo ka dhiman baarlamanka Hirshabeelle.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar ayaa sheegay inay ku garab istaagi doonaan sidii loo soo xuli laha xubnaha ka dhiman baarlamanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here