Baladweyne (Radio Beerlula)- Duqa Degmada Gaalkacyo Maxamed Cabdirisaaq Warsame ayaa xarigga ka jaray wajiga koowaad ee mashruuca dhigista interlock-ga hareeraha laamiga halbowlaha Magaalada Gaalkacyo, kaas oo cabirkiisu yahay 18,000m².
Munaasabadda xarig-jarka ayaa waxaa ka qayb galay xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka, Guddiga Ganacsatada Suuqa, injineerro, dhaqaatiir, iyo masuuliyiin ka tirsan shirkadaha fulinaya mashruuca.
Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdullahi.