Wajiga Koowaad dhismaha garoonka Dhuusamareeb oo la soo gabagabeey

0
50

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa lasoo gabagabeeyay wajiga koowaad ee dhismaha garoonka diyaaradaha degmada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.

Garoonka ayaa waxaa loo dhisayaa si casri ah waxaana loo xilsaaray dhismaha garoonka Shirkada dhismaha ee Olompic.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.