Wajiga koowaad ee dhismaha wadooyin laga hirgeliyay Baydhabo oo xariga laga jaray.

0
176

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed ayaa si rasmi ah xariga uga jaray wajiga koowaad ee dhismaha wadooyin laga hirgeliyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Xarig jarka wadooyinkan laga hirgeliyay magaalada Baydhabo ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka socda dowladda federaalka Soomaaliya, maamulka koonfur galbeed, maamulka degmada Baydhabo iyo shirkadda dhistay wadooyinkan.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey