Baladweyne (Radio Beerlula)- Waxaa lasoo gabagabeeyay wajiga Koowaad ee dhismaha wadada iksu xirta degmada Mubaarak iyo Tuulada Galgalu ee dowladdeeganka Soomalida.
Dhismaha wadadan ayaa waxaa iska kaashanayo maamulka degmada Mubaarag iyo shacabka dagmada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan


