Wajiga koowaad ee waddo isku xireysa gobollada Sool iyo Sanaag oo laga bilaabay magaalada Adhicadeeye.

0
113

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Adhicadeeye ayaa laga dhagax-dhigay dhismaha Wajiga koowaad ee waddo isku xireysa gobollada Sool iyo Sanaag.

Munaasabadda dhagaxdhigga dhismaha waddada Laamiga waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha ururka Horseed Sahro Fariid, Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiyiin, , Ganacsato iyo qeybaha kala kala duwan ee Bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here