Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Degmada Xamar jajab oo kaashanaya hogaanka qeybta dhismaha ciidanka Boliska Soomaaliyeed ayaa degmadaasi ka bilaabay wajiga labaad ee dhismaha Xabsi loogu talagalay in lagu xiro Haweenka maxaabiista ah.
Xabsigaan ayaa muhiim u ah haweenka maxaabiista ah maadama markii hore lagu xeri jiray meel aanan habooneen.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.
Audio Player