Wajiga labaad ee barnaamijka Marwo caafimaad oo laga daah furay Jowhar

0
114

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Jowhar ee Caasimada maamulka Hirshabeelle ayaa laga Daah-furay wajiga labaad ee Barnaamijka Marwo Cafimaad.

 

Munaasabadda daah-furka Barnaamijka marwo Cafimaad ayaa waxa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle iyo quburo aqoon durug san u leh Hooyada iyo Dhalaanka.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Macalin Aweeys