Wajiga labaad ee dhismaha golaha deegaanka oo laga daah furay Buula burde.

0
261

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Buula burde ee gobolka Hiiraan  ayaa lagtu qabtay munaasabad lagu daah furayo wajiga labaad ee dhismaha golaha deegaanka degmada Buula burde.

Munaasabaddan ayaa waxa ka qeyb galay maamulka degmada iyo qaar ka mid ah qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Buula  burde.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here